Barnaamijka Dhacdooyinka

15 04 2010

Barnaamijka dhacdooyinka aan kusoo qadaneena wax yaabaihii bilihi lasoo dhafay ka dhacay south-africa iyo soo dhaweynta bilawga koobka adunka.

Dabaqiin.wordpress(south-africa-rosenberg):-Waxa soo kordhayay ayamahan danbe dhacdoyinka ka ah dadka ajnabiga gaar ahaan dadka soomaaliyed, ayadoo logeysanayo wax yaabo badan sida dhac iyo dilaal fool xum.

Ayadoo aan ognahay in aay ahedd markii dhawac loo gestay mid kamid ah Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin ee ganacsiga ku leh cap-town mar dhaw kwa kalana dhac loo gestay.

Waxa kaloo ka jiro magaalada hada aan kusuganahay ee rosenberg inay tahay magaalada lagu furaayo koobka aduunka, Ayaay somalida siweyn ugu diyaar garoowayan dadka soo buuxinayo wadanka south-africa si ay wax uga iibsadan, waxa kaloo jirto in sawirada fanaanka canka ah kenaan ee somalia u dhashay sawiradiisa magaalada dhan lagu dhajiyay, dabiyada muqalkiisa lagu xardhay .

marka aa ufiirsatid diyaar garoowga magaalada  Rosenberg dhanka ciyaaraha aya faa ido wayna waxa ay ugu jirta ganacsatada soomaaliyed, lakin su’aasha mesha ku jirta aya waxa ay tahay dilalka iyo falaka dhaca ah ma joogsan doonaan masa waa ay kasii dari doonaan.

waxa kaloo jiray dhacdooyinkii ugu foosha xumay ee bilihi lasoo dhafay dhaco inay ahayeen kuwan :-

Read the rest of this entry »





Muxadaro sheekh Dr Cali Maxamed Saalax

11 04 2010

Muxadaro ku saabsan dicful imaan walaalayaal kafaa idesta

Dabaqiin.wordpress( Nairobi-Kenya):- Saxibayaal waxa aan jecelnahay inaa ka faa idaysano muxadaradaan ku saabsan dicful imaan, imanka waa uu yaraada hoos uu udhaca marna waa uu kordha walaala yaal qodobada uu sheegaya iska firiwaxii naftadala xariira badal kusamey, walaalayaal aduunyada waa wax laga tagaay, waxa fiican wax walbo oo aad qabanaysid ina ALLAH kuraali galiso.

Read the rest of this entry »





Barnaamijka Isku-Xirka Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin

10 04 2010

Barnaamijka isku xirka dhalinyarada ayaan ku wareesanay mid ka mid ah dhalinyada xaafada dabaqiin caanka ka ah , Hadana ganacsade ka ah Nairobi-Kenya

Dabaqiin.wordpress( Nairobi-Kenya ):- Waxa aan waraysi dhinacyo badan taabanaya  aan ku la  yeelanay Barnaamijka Isku-Xirka Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin, Gooba kala duwan Maxamad cabdi adan* afeey* oo ka mid ahaay Dhalinyaradii aadka looga yaqaanay Xaafada Dabaqiin, hatana kusugan Nairobi-Kenya kana mid ah  Dhalinyarada fara ku tiriska ee Ganacsiga ku leh wadanka Kenya.

Maxamed Cabdi Aadan aya waxa uu nagu soo boqday Xafiskena aan ku leenahay  Nairobi-Kenya gaar ahaan xaafada sida aadka ay udagto Soomaalida  ee Islii.  Oo aan Waraysiga oo laba qebood ka kooban aan Qeebtisa 1aad  kula yeelanay Xaafiskeena, Qeebta 2aadna waxa  aan ku booqanay goobtiisa Ganacsi.

Waraysiga aya waxa qaaday oo iskuna soo daba riday  anigoo ah Maxamud cabdisalaan  Shido oo Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin intooda Ciyaaraha ay iigu Na-nesaan Maxamud Mutu, Dhalinyarada qeebaheeda kalana ay ii yaqanaan Maxamud-Anas.

Waraysiga oo ahaay mid aad u xiisa badan oo dhinacyo badana taabanaayo  aya waxa uu udhacay sida tan:-+(Sawiro)





Mu’tamarkii 8aad ee Tawfiiq Islamic Centar

29 03 2010

 Waxaan Dhamaan Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin Iyo Kuwa Kheerka Jecl ee Ku Nool Wadamada Yurub Ogaysiinaynaa Inuu Bilaaban Rabo Mu’tamarkii 8aad ee Tawfiiq Islamic Centar, Aana Leenahay ka faa idaysta Walaalayaal.

Dabaqiin.wordpress(Holland-Amst):-Mu’tamarkii8aad ee Tawfiiq Islamic Center Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin iyo kuwa kheyrka jecel ee ku dhaqan wadamada Yurub. Waxaa loogu bishaareynayaa in la qabanayo Mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu’ga uu qaban jiray Masjid Tawfiiq. Mu’tamarkan oo ah Mutamarkii 8aad ayaa la qabanayaa 01 April wuxuuna soconayaa Illaa 05 April Insha Allaah.

Waxaanu Idinka codsaneynaa inaad kasoo qeyb gashaan Insha Allaah, sidoo kale walaalaha sharafta leh iyo dhamaan marti sharafta ka imaanaya dibadda magaalada Oslo waxaan ka codsaneynaa iney soo qaataan hu’ gooda.

Read the rest of this entry »





Saciid Oo Aan La Yeelanay Waraysi Xiso Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanayo

27 03 2010

 Saciid cabduqaadir mire oo goor dhaw soo gaaray wadanani Kenya ayaa nagu soo boqday xafiiskeena Nairobi ee Islii, Kasoo aan kula yeelanay waraysi dhinacyo badan taabanayo.

Dabaqiin.wordpress(Nairobi-Kenya):-Waxa nagu soo booqday Xafiiskena Nairobi-kenya mid kamid ah Dhalinyarada sida wayn looga yaqaano Xaafada Dabaqiin waa Saciid Cabduqaadir Mire *Saciid-Dalxa* kasoo aan kula yeelanay wareeysi dhinacyo badan taabanaayo oo kusaabsan noloshiisa iyo arimaha dhalinyarada, waraysigasi oo 2qeebood ka kooban aan waxa idiin soo ban dhigi doona qeebtiisa 1aad.

Saciid Cabduqaadir Mire oo Dhalinyarada xaga  k/cagta ay uyaqaanan Saciid-Lambad bulshada ama dhalinyarada qeebaheeda kalana ay uyaqaanan Saciid-Dalxa  asogoo soo gaaray wadankani, kana yimid xaga iyo cariga pakistan ayaan waxa aan layeshay waraysi, Anigo ah cabdishakuur Faarax Cigale*Geedi* kana mid ah dhalinyarada xaafada dabaqiin ee kusugan wadanka Kenya-Nairobi gaar ahaan xafada ay somalida ku badan tahay ee ISLII kana hoowl galo xafiiska webka dabaqiin.wordpress.com, waraysigasi oo dhinacyo badan taabanaayo oo aadna udheera aya waxa uu ku bilaawday qeebtiisi 1aad+ (Sawiro) sida tan:-





Waa Sidee Xaladaha Aay La kulmaan Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin ee Tahriibka Ku Maraan Wadamada Latin America

18 03 2010

 Mid ka mid ah ah Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin aadka looga yaqaan oo ka warbixiyay safar Tahriib ahaay  mudana qaatay oo uu kumaray wadamo fara badan oo  Latin America  ka tirsan.

Dabaqiin.wordpress(usa-calafornia):-Waa aniga oo ah Abdulahi mohammed Ahmed *naash* ayadoo dhalinyarada xaafada dabaqiin kaliya  intooda badan ay ii yaqaanaan Cabdulahi-Booteye, Dadka intiisa kalan ay ii yaqaanaan Cabdulaahi*naash* ama *iskutaale*.

Waan  salaamaya Dhamaan Dhalinyarada xaafada Dabaqiin meelkasto oo ay Dunida ka joogaan  salaan kadib waan caafimaad qabaa adinka dhana waxan idiin rajeeyna sidaas iyo silamida.

Salaan kadibna hadaan ka waramo safarkayga anigoo kaga hadli  qodobo badana, waxa aan soo maray  safar aad udheer aan sahlaneen, Safarkayga waxa aan ka bilaabay wadanka South-Africa gaar ahaan magalada Johanspage aan mudo kashaqaynaayay aana  kusugnaay .





Soomaaliya oo ku Guulaystay Bandhig-Dhaqameed Lagu Qabtay Wadanka Malesia, Waxaana ka Dhex Muuqady Dhalinyaraxa Xaafada Dabaqiin ee Wax Kabarato Wadanka Malesia

18 03 2010

waxa wadanka maleesiya lagu soo bandhigay bandhig dhaqameed la magac baxay “Ummatic Week” bandhigasi aya arday somaliyaeed ay ka qeeb qateen si aad u wanaagsan, waxana ka dhex muuqday dhalinyarada xaafada dabaqiin ee wax kabarata wadankaasi malesia.

Dabaqiin.wordpress(malesia):- Waxa ka dhex muuqday bandhigaasi dhalinyarada xaafada dabaqiin ee wax kabaratda wadanka malesiya ayago si aad ah ay uga qeeb qateen bandhigaasi, waxa aa kamid ah raga ka qeeb qaatay macalinyasiin, omar,bashiyo iyo rag kaloo fara badan.

Bandhig-dhaqameed lagu magacaabo “Ummatic Week” oo socday 4 maalmood ayaa maalintii Khamiista oo taariikhdu ahayd 4th Maarso 2010 lagu soo gabagabeeyey caasimada dalka Malaysia ee Kuala Lumpur. Bandhig-dhaqameedkan oo ay sanadkan ka qeyb galeen 32 wadan, ayaa waxaa lagu qabtay xarunta “Cultural Activity Centre” ee ku taala jaamacada International Islamic University Malaysia. Tartankan ayaa ahaa mid aad u adag iyada oo wadan waliba ku dadaalay sidii uu guul weyn u gaadhi lahaa, balse muddo afar maalmood ah ka dib, waxaa isu soo hadhay 3 wadan oo kala ah: Soomaaliya, Malaysia, ee Suuriya.

Read the rest of this entry »