maxaa sababay is badal muqaaled ee ku yimaaday dhalinyarada xaafada dabaqiin ee ku nool yurub?

8 04 2009

Marquee Text

رب اغفر لي ولوالدي، رب ارحمهما كما ربياني صغيرا

waxa soo kor dhay muqaalada  is badaladay ee dhalinyarada xafada dabaqiinka ee yurub kunool.

isbadalka muqaal ee dhalinyarada xaafada dabaqiin ee yurub kunool

waxa aa fican meel kastoo oo aad joogtid inaad ka cabsatid ALLAH waa mid ka kaliya ay u sugnaatay in xaq lagu caabdo kuna abuurtay kuna irzaaqaayo meel kasto aad joogtid.

waxa kaloo wanaagaag san inuu muuqaalkaagu ahaado mid ay ku farxaan ehelkaada iyo dadka muslimiinta ah uusan noqon mid laga naxo, waxa aan iskula dar darmeena hadii aan nahay dhalinyarada xafada dabaquiinak meel kastoo aan joogno inaan kacabsano ALLAH iyo aanu ku dhaqano sunada NABDIGEENA (SCW) taas  ah mida aaqiro iyo aduun aan cizi iyo sharaf  uga heli karno.

**HADII SHALAY AA KACABSANEEYDAY WALIDKAA MAANTAY KULAMA JOOGE ALLAH KACABSO ASAA MEEL KASTO JOOGO  ogsoonaaw masaarno WALIDKA hadii aad qaan gaartay xilkaada ee adaa laga raba waxa wanaagsan inaad ku dhaqantid waxa xuna ka hartid ogsonaaw WALIDKA waxa uu kula jeclaay wanaaga **

رب اغفر لي ولوالدي، رب ارحمهما كما ربياني صغيرا

AAN NOQONO KUWA KU DAYDA DHAQANKII WANAAGSANAAY EE NABIGEENA (SCW) IYO ASXAABADII WANAGA BADNEED DHAN WALBA AY NOQOTO.

E:mail dabaqiin@email.com dabaqiin@gmail.com   ama booqo www.dabaqiin.wordpress.com

HOOYGA ISKU XIRKA DHALINYARADA XAAFADA DABAQIINKA  ee SOMALIA

 


Actions

Information

4 responses

7 11 2009
c/maalik noogsane

asalaamucaleykum waxaan halkaa kasalaa mayaa dhamaan isku dabaridayaash barnaamijka macalin yaa siin&macalin saalax iyo dhamaan dhalin yarada meel wal ba ey joogaan waxaana leeyahay allaha idin la garab galo

29 04 2010
cumar cadow

anigoo ka mid ah dhalinyarada xaafada dabaqiin kuna nool magaalada mbale waxaaan aad ugu faraxsanahay muuqaalada aad i tusteen waana xasuus waxaan salaamayaa bahda soo abaabushay wobsite lakiin muufo cune iyo bile aaldo halagu soo daru muqaalada meesha ku jiro

12 09 2012
Anonymous

Asc walaalayal

12 09 2012
Anonymous

Waxaan leyahay dhalinyaroy isku dubnada idinko allaah ka baqaya dhan waa salama dhalinyarada somaliyed asc

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: