waxa aan uga hadli doona xalada ay kusugan yihiin dhalinta xafada dabaqiin iyo dalka.

13 08 2009

 

رب اغفر لي ولوالدي، رب ارحمهما كما ربياني صغيرا

           !!waa waxyaaba ugu yaabka badan!!!

waxa aan uga hadli doona barnaamijkaan dhalinyarada xafada qaybaheeda kala duwan ee qurbaha kunool xaladooda iyo waxa ay qabtaan, waxa aa dhibaato badan soo wajahdaa dhalinyarada xafada dabaqiinka ee dibada ka ganacsata gaar ahaan kuwa hatan ku dhaqan wadanka southarica kuwaas oo lakulmo dhibaatooyin fara badan. waxa aan idiin soo bandhigeena xalado ay arimaahaas cabsida leh uga hadli doonaan insha ALLAH.

maxay kusuganyihiin dhalinta xafada iyo dalkaba

 waxa kaloo aan kusoo qadaneena xalada ka taagan dalka waa mid ceenkee ah?

MUQAAL KAAN WAA MID CAJIIB AH OO XAALADA BADAN AAN CABIRNAY OO LASOO GUDBOONAADAY DHALINTA , DADKA IYO DALKABA.

E:mail dabaqiin@email.com dabaqiin@gmail.com   ama booqo www.dabaqiin.wordpress.com

HOOYGA ISKU XIRKA DHALINYARADA XAAFADA DABAQIINKA  ee SOMALIA

 

رب اغفر لي ولوالدي، رب ارحمهما كما ربياني صغيرا


Actions

Information

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: