waa sidee ganacsiga iyo xaalada dhalinyarada xaafada dabaqiinka ee kusugan sout-africa ?

13 10 2009

Ayadoo dhalinyaro badan ay ganacsi ku heestaan southafrica aa waxa aa laga soo sheegaya xaalada yaableh.

soomaalia

xalaada dhalinyarada dabaqiin ee southafrica oo laga soo sheegaayo war bixino yaableh

Dabaqiin.wordpress (Cep-town):-Wargeysyada ka soo baxa Koonfur  Afrika ayaa waxa ay faafiyeen dacaayado la xiriira qaraxyo ay diyaarinayaan Soomaalida marka la gaaro 2010.

Wargeysyada Sunday Independent, Sunday Tribune, iyo Weekend Argus ayaa shalay wada qoray in Dalka South Afrca Sanda 2010-ay qaraxyo ka samaynayaan soomaalida dalkaasi soo galaysa kuwaasi oo doonaya in ay isku miidaamiyaan madaxda ka soo qeybgalaysa Ciyaaraha Adduunka.

Taliyaha Ciidamada  Police-ka dalka K/Afrika Beki Cele ayaa sheegay in ay baaritaano wadaan balse aanay u muuqan Soomaalida in qaraxyo ay samaynayaan maadaama ganacsi ay ku mashquulsanyihiin.

Dhanka kale Afayeenka sirdoonka South Afrika Lorna Deniels ayaa ku goodiyay in ay talaabo ka qaadayaan wargeysyada wararkaasi faafiyay maadaama ciidamada Sirdoonka ay wax walba ogaan karaan.

Afkayeenka ayaas heegay in xaalada ammaanka dalkaasi ay Qatar galinayaan wargeysyada uu sheegay in ay wadaan abaabulo Ciyaaraha adduunka lagu carqaladaynayo.

                                                         E-mail:dabaqiin@gmail.com


Actions

Information

3 responses

15 10 2009
Farxaan Cali

asc waxaan salamaya dhamaan dhalinta xaafada dabaqiinka ee magaalada muqdisho waxaan leeyahay hormar barwaaqo iyo camalsuuban kuwaaara
hadii aan uso jeesto ra’yigeyga waxaan leeyahay somalida ma aha kuwa wax dulmiya ee waaa kuwo la dumiyo dadka iyo wargeysyada qoraya in somalia wax qarxineyso waa been waana beenaalayaa cadow somaliyed ah
somalia waxay dulunsaneyd 19sano dadka masaakinta ah ee somaliyeed ee kasoo barakacay in ladhaho waa argagaxiso waa dulmiweyn umana dul qaadan doono insha alah
argagaxiso waxaa lagu baneysanayaa hantida iyo dhiiga soomaaliyeed
waxaan lee yahay ka jooga dadka oranaya somalia waxaa ka jira argagaxiso ama waxay qarxinayaan waana dad dulman
waxaan urajeynayaa somalida meel kasta ay joogto hormar iyo barwaaqo insha allaah was/w/w/w

13 03 2010
m'ed c/laahi

waxaan u hambliyenaa dhamaan dhalin yarada reer dabaqiin inta loo dhalay iyo inta aroostay ba gaar ahaan m’ed cali yalaxow iyo talata

28 05 2010
maxamed yare

walaahi waxaan ugu hambalyeey nayaa dhalinyarada soomaalida ee kusugan dalka south fricawaxaana leeyahay sabra gaalada marnaba kama

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: