Aqiyaarta Oo Dhan Waa Mahad Santihiin Meelkasta Aa Joogtaan

8 12 2009

Waxa Dikradihiinana waan soo Dhaweyneena Anagoo Jecel Iskaashiga IyoIsfahanka Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin Meelkasya ay Joogan Ee Noogu So Dira Cinwaanadeena Adinkoo Mahad San Meelkasta Aa Joogtaan.

Dabaqiin.wordpress( Kuala-Lumpur-Malaysia):-WAXA AAN MARKA HORE IDIN LEENAHAY CIID WANAAGSAN DHAMAAN MEEL KASTOO AA JOOGTAN, MARKA XIGE WAXAN TACSI UDIREENA HADII AAN NAHAY ARDAYDA SOOMALIYEED GAAR AHAAN XAAFADA DABAQIIN MUSIIBADII KA DHACDAY DALKA SOMALIA MAGALAADA MUQDISHO GAAR HAAN XAFLADII QALIN JABINTA OO AY KA DHACAYSAY HOTEEL SHAAMOW.

WAXA AANU LEENAHAY ALLAHA UNAXARIISTO WAANA WAX LAGAWADA XUMAADAY INKASTOO UU WAQTIGOODA MESHAAS KU EKAAY .

MARKA XIGA XOOGA AYAANTAAN DIB U DHACA KU YIMAADAY WEBKA OO AANU KU GUDA JIRNI BARNAAMIYO LAGU HOR MARINAAYO.

Sxbayaal walaalayaal waan idin salaamay, Salaan aad Qaali u ah, Salaan kadib, Waxaan rabaa in aan halkaan uga cudur daarto dhawr qodob oo kalaha waxyaabaha ay inta badan nasoo weydiiyaan Dhalinyarada Xaafada Dabaqiinka.

  • QODOBADAASI OO KALA AH

1. Sxbayaa aniga hadda waxaan ku suganahay Malaysia oo aan ka bilabay aqoon kororsi ah Master adinkana intiina badan Mogadisho ayaad igu ogedeen… lkn waaan u noqonayaa dalkii wax kasta ha igu qaadateee.
2. Websitekan dhaliilaha aad ku arkeysaan waan idiinkaga cudur daaraneynaa. insha ALLAH  waana sixi doonaa sida ugu dhaqsaha badan marka aan qaladkaa aragno.
3. Websitekan gabdhaha reer Dabaqiin ma ku jiraan miyaaa?  waa su aal muhiim ah lkn wali ma garin heerkaas.. oo markaan wiilasha ka soo dhamaano ayaan ka wada tashan doonaaa… kkk.
4. Dhalinyarada aan uga hadalnay waa ku wii danbe waana ka cudurdaaraneynaa insha alaah.. ma ilaabi doono.. waan xasuustaa Qasin Coon, Goobo, Ahmed darba (ALLah yarhamuhu kii hore) iyo in badan ragii naga horeeyay ayagana qeybtooda ayaan ku soo daabici doonaa ayadoo ku xiran sida aan uga helno sawiro iyo warbixino.
5. Mar kale waad mahadsantihiin waxii talo iyo tusaale ahna
aad ayaan u soo dhaweeneynaa insha alaaah.

waxa fikradihiinana waan soo dhaweyneena anagoo jecel iskaashiga iyoisfahanka dhalinyarada xaafada dabaqiin meelkasya ay joogan ee noogu dira cinwaanadeena adinkoo mahad san meelkasta aa joogtaan.


W/Q: Yasin Maxamud Cibaar*Macalin Yasin*

E-mail: cibaaro7@hotmail.com       Kuala-Lumpur- Malaysia.

HOOYGA ISKU XIRKA DHALINYARA XAAFADA DABAQIIN

Contact  dabaqiin@gmail.com or dabaqiin@email.com


Actions

Information

One response

14 12 2009
farxaan cali

marka hore waxaan salamaya asxaabta reer dabaqiin meelkasta oo ay jogaa waxaan lee yahay nabadgalyo buuxda ku waara marka xigta sxbkeyga qaaliga ah macalin yaasin Cibaar waan kuugu halbalyeynayaa dadaalkaaga Akhii casiis ilaah hakuu barakeeyo wax barashadaada markasta halkaas kasiiwad.
waxaan ubalanqaadayaa aqristayasha sharaftaleh ee webkaan in aan mardhow idiin soo gudbi doono sanadguuradii sedexaad ee kasoo wareegatay maalinta musiibada somalia 28 decembar 2006 maalinkii ciidamada xabashida cagta soo dhigeen caasimada somalia ee muqdisho maqaal dheer oo ka hadlaaya maalintaas ayaan idiin soo gudbi doonaa insha alah ee ka faaideysi wacan taariikhdaas mugdiga ah iyo sida ay muwaadiniin badan wasaq ugu reebtay quluubtooda. waa sxbkiina farxaan cali farxaan Abucaaisha oo idin leh waa noo 28 decembar iyo webka dabaqiin haduu alle nafta ka raali noqdo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: