Soo Dhaweyntii Mahad SHeekh Cali Koronto Iyo Anba Bixiisi Kenya to Chaina

9 12 2009

WAXAA MUDA KA HOR SOO GAARAY WADANKA KENYA MAHAD SH.CALI *KORONTO* HATAN U KICI TIMAY WADANKA CHAINA UNA AADAY ARIMA CAAFIMAAD OWGOOD.

 

waxan ALLAH uga baryeena inuu ufududeeyo arimihiisa walaalken mahad shiiq cali-koronto

Dabaqiin.wordpress(Nairobi-Kenya):-Waxa mud dhoor todobaad laga joogo soo gaaray wadanka kenya casimadiisa nairobi mid kamid ah dhalinyarada xaafada dabaqiin, waa mahad sheekh cali koronto kasoo uyimid wadanka kenya arima dhanka caafimaadka ah markii asagoo kuguda jiro howlihiisa shaqo sanaadkaan 2009ka bilihii ugu horreyay uu soo gaaray dhaw oo ah xabad beka-m oo ka haleeshay dhanka dhabarka tasoo ku keentay xanuun fara badan, uuan shaqadiisa dib usii wadan waayay.

Mahad Sheekh  Cali *Koronto* hatan waa xaasle leh hal caruur ah waxa uuna ka midyahay dhalinyarada xaafada sida wen looga yaqaana dhanka sportiska, marka uu dhaawaca soo gaarayay kuguda jiray shaqadiisa shirkada Hormud Telecommincation.

waxa aan ku booqanay xiligaay hotelka uu ka daganaay Kenya-Nairobi-Xaafada islii-6streetee ee Safari-Hotel, Angoo ah qaar ka mid ah dhalinyarada xaafada dabaqiinka ee ku dhaqanaa kenya.

mahad sheekh cali haatan waxa uu ukicitima malmihii ciida kadib wadanka Chaina.

  • Mahad oo goor dhaw gali doona kahliin dhanka dhabarka ah aan

WAXA AANU URAJEENEENA INUU ILAAHAY UGU DHIGO KUU KU CAAFIMAADI LAHAAY HANA A UFUDU DEEYO KHALINKA XAGA DHABARKA LOOGA SAMEENAYO AYDOO AANU OGNAHAY INUU YAHAY MID ADAG

Hadaanu nahay Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin Meelkasto aanu Joogno. AAMIIN … AMIIN  ALLAHAYOW.

   W/Q: Cabdishakuur Faarax Cigale*geedi*

E-mail: shakuuryarenew@hotmail.com     kenya-Nairobi   

HOYGA ISKU XIRKA DHALINYARADA XAAFADA DABAQIIN         

 Contat  dabaqiin@email.com  or dabaqiin@gmail.com

                                    WWW.dabaqiin.wordpress.com


Actions

Information

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: