Waa Sidee Xaalada Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin ee Ku Nool Wadanka Uganda

11 12 2009

 

    Soo dhaweeyntii ugandha  Saas,Saciid, owqasin iyo  Saabir-Dhagacade

Dabaqiin.wordpress(Nairobi-Kenya):-Waxa aan kaga  hadili doona  xaalada Dhalinyarada Xafada Dabaqiin ee kunool wadanka Uganda waxayaabihii aan ku soo arkay mudada kooban aan halkaasi joogay, Wadanka Uganda waa wadan kamid ah wadama Geska-Africa ama Bariga-Africa ayna somaali badan  ay kunool yihiin,Waxa aan si  Qaas ah ula kulmay  Dhalinyaro badan oo Xaafada Dabaqiin ka tirtasan, Dhalinyaraadasi aya   waxa ay iskugu jiraan kuwa wax ka barta iyo kuwa dana kalaaba ujoogo.

Safarkasi gaban ee aan ku tagay wadanka Uganda aya waxa uu ii ahay mid qaas ah   dana gaar ahna  aan kalahaay, Sikastaba ha ahaate waxa aan kula kulamay intaan joogay wadanka Uganda Dhalinyaro fara badan oo reer Dabaqiin ah, kuwaas oo aan ku booqday qaar kooda goobahooda wax barasho oo aan saas uga fogeen mesha ay soomaalida dagan yihiin ee loo yaqaano  Kaseya ee casimada Kampalla ka tirsan.

Waxa aan booqday jamacada  kanpalla International Unuversaty  K.I.U waxa aana lakulmay cabdiraxmaan sagaar oo ardayda  Jamacada ay uyaqaananTarabi  looguna magac daray awoowihiis Tarabi ayadoo ana ay suurta galin inaal lakumo dhalinyaro kaloo xafada dagana dhigtana Jamacada K.I.U ayuu waxa uu ii sheegay waxyaaba fara badan oo ay ka mid yihiin dhibatooyinka wax barashada, Gaar ahaan waxa uu ii sheegayCabdiraxmaan Sagaar  inuu dhib way ka heesto ardayda Soomaaliyeed  dhanka aqbalaada Jamacada, Waxa ayna lakulmaan dhibaatadaasi xiliga ay Marka ay jamacadann iyo Jamacadaha kalaba ay  bilaawayeen, Waxakaloo jiro dhibatooyin aan saas usi wayneen oo ay la kulmeen haday yihiin ardayda Somaliyeed gaar ahaan Ardayda  Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin.

Inkastoo hada ay dhamadeen carqaladaahasi una ii sheegay inay waxbarashadooda ku qanacsan yihiin  uguna baqayaan dhalinyarada aan wax baran ee sidooda oo kale   inay noqdaan oo kusoo biraan wax bara shada mustaqbalkoodana dhisaan hada ay usuurtoowaydo dhanka qarashaadka kana faa ideestana waqtiga intay Buufis aan hormar laheen waqtiga iskaga dhumin lahaayeen, Waxa aan kaloo lakumya Dhalinyaro fara badan oo ka tirsan Xaafada Dabaqiin  aana wax aan Buufis ahayn mesha ku heen iyo kuwa shaqeeyo.

Waxyaabaha yaabka badan aan kula kulmay wadanka Uganda gaar ahaan magalada casimada ee Kanpalla waxa aa ka mid ah waxa magalada la iskaga raaca mooto Yamah oo looga yaqaano wadankaasi Boodha-Boodho waadna ku qasban tahay inaad meela badan u raacdid waayo waalaga jecel yahay, Rag iyo Dumarba waa lawada raaca waxa y uga jirta booska uu wadama badan sida Kenya ka taagan yahay TAXI ama BI-ELKA.

Waxa kaloo halkaas intaan joogay laqabtaykulan waxyaaba badan looga hadlay  ayna  isku arkeen Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin uu aad usoo qabeeyay madaxa jaaliyada Dhaliyarada Xaafada Dabaqiin ee Kampalla Mr Abdulahi Dhaga’cade ama Saabir loo yaqaan.

Waxa kaloo laqabtay intaan joogay kulan aad loo soo agasimay oo  cayaar kubada cagta ah  aan u baxnay Dhalinyarada reer kampalla ee Somalida ah ee Xafada Nakulab-Kaindi, Cayaartasi aad looso agasimay aya waxa ay dhexmartay Dabaqiin vs Nakulab-Kaidi,  Waxa ay dhacday waqti Subax ah  ayaa  waxa u ku dhamaatay jawi wanaagsan, Waxa ayna kusoo gaba gaboowday Dabaqiin vs Kanpala-nakulab-kaindi 5-2 oo ay guusha ku raacday Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin ayadoo aan ka qaadnay  sawiro iyo vedio aana ka duubnay cayaarta cilad farsamo owgeed ayana noosuurta galin inaan idiin soo gudbino.

Cayaartasi aya  waxa aa aad uga dhex muuqday Dhalinyarada Xafada Dabaqiin cayaaryahan  Muqtaar, xassan saas, Saciid ,Khalid yare iyo Rag kaloo fara badan oo ka mid ah  Dhalinyarada reer Kampalla ee Xafada Dabaqiin,.

Waxaa kaloo cayaartas wacdaro ka dhigay una sababay inay guusha gacanta u gasho Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin cayaaryahanka waa loo aqoon jiray Saciid-Lampad hatana loo yaqaan  Saciid-Dalxa, kasoo dhaliyay goolasha loo yaqaano Hagtariiga ahna 3GOOL una sheegay tageerayaasha Xaafada Dabaqiin inaysan wali ay ka dhamaan waqtigana uusan kadaba imana ayna wax uun ku danbeeyaan adoo uu noo sheegay inuusan mudo sanada ah garoomada soo galin ayna yareed waxa uu dheelay xiligii uu ku sugaan wadanka Pakistan uu wax barasha u joogay.

Waxa aa Macalin ama Taba-bare u ahaay Dhalinyarada Xaafadadabaqiin Rugcadayga weyn ee sida aadka ah looga qiimeyo Xaafada Dabaqiin ahna cayaaryahanadii soo maray xaafada Mr Cabdulaahi Dhagacade asoo Dhaawac ku maqnaay ahna cayaaryahan  garoomada dib ugu soo laabtay wacdarana ka dhigay garoomada wadanka Uganda.

                          Sabir-Dhaga’cade , Cabdiqadir iyo Xassan saas.

Waxa uu kusoo gaba gabooway safarkaygii qaaska ahaay aan wadanka  Uganda casimadiisa iyo gabaladiisaba jawi farxad ku jirto oo aan xalada Dhaliyarada Xaafada Dabaqiin  waxyaaba fara badana idinkaga heyo aana idiin soo gudbin doona Barnaamijyadena kale insha ALLAH.

W/Q: Cabdiqaadir Qasim Maxamed*Eng:  OWQasin*      

 E-mail: owqasin86@enjineer.com  Kenya-Nairobi

HOOYGA ISKU XIRKA DHALINYARADA XAAFADA DABAQIIN

Waxii aqbaar ahna ama firkrada waan soo dhaweyneena ee noogu soo gudiya cinwaanadaan adinkoo mahad san.

  dabaqiin@gmail.com  – dabaqiin@email.com

                    www.dabaqiin.wordpress.com            


Actions

Information

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: