waxa ka bilawday wadanka kenya raaf lagu qab qabtay dadgaaraya 300 oo ruux iyo 16xildhibaan.

19 01 2010

WAX WAR AH ILAA HADA NAGAMA SOO GARIN INAY KA MID YIHIIN DADKAASI TIRADA BADNAA EE LA QAB QABTAY INAY KA MID YIHIIN DHALINRADA XAAFADA DABAQIIN.

                           SOMALIWEYN SAAN XAL MU TAHAY ?

Dabaqiin.wordpress(nairobi-kenya):-Waxa aa kabilaawday wadanka kenya raaf lagu qab qabanaayay dadka somalida kunool wadanka kenya, raafkaan oo lagu xariirinaayo bananbaxii rabshadaha watay ee ka dhacay wadankaasi jimcii lasoo dhaafay banaanbaxas oo ay ku geeriyooden dad gaarayo ilaa 5ruux dad badana ay ku dhaawac meen kasoo looga soo horjeeday AL FESAL oo u dhshay wadanka jameka kasoo laga dhoofshay wadanka kenya.

waxa xigtay hadalkii kasoo yeeray wasirka arimaha dibada wadanka kenya ee uu ku yiri waxa aa ka danbeeyay rabshadaahas koox diimedka AL-SHABAAB.

waxa kaloo xigay inay banaan baxa yaasha wateen wateen calanka madoow ee uu ku qoran yahay towxiidka kasuu ku sheegay wasirka inay ku lug leeyihiin kooxda al shabaab uu yahay calankooda.

waxa xigay markii uu ka jawaabay af hayeenka kooxdaas alshabaab edeyntii uga timid wadanka kenya, in isla habeenkii xigay ay bilaabeen askarta wadanka kenya raaf balaaran oo ay ka sameyeen xafada ay ku badan tahay somalida ee islii sacada marka ay aheed 9:15 habeenim raaf dad badadan oo gaaray ilaa 300 oo ruux oo iskugu jira bulshada qeebaheeda kala duwan.

waxa kaloo ay galeen hotelada xafadaas oo ay ka qab qabteen xildhibaano gaarayo ilaa 16 xildhibaan iyo dad kaloo ah mas uuliyiin kalo wadanka kuoogay fvso watana basa boora yurub iyo marekan ah oo dhamaantood la dhigay xabsiga laguna bar tilmaamedsanaayay somalinimo oo kaliya.

raafkan aa ila hada wax war ah naga soo garin in ay ka mid yihiin dadka laqabtay dhalinyarada xaafada dabaqiin.

DADKII SHALAY MAXKAMADA LASOO TAAGAY EE ANAN WADAN SHARCIGA  AA LAGU XUKUMAY QODOBADAAN AYADOONA AY DHIMAN YIHIIN DAD FARA BADAN WALI.

1.waxa aa lagu ganaaxay lacag gaareeso 10kun oo kenya iyo in laga masaafuriyo wadanka lana geeyo xafda ay la leyihiin somaliya dhooblay.

2. hadii uu dhiibi waayo lacagta lagu ganaaxay ee gaareyso 10ka kun ee kenya waxa uu galaya xabsi muda 3 bilood ah marka uu dhameesto aa lamasaafurinaya lana geenaya xadka.

waxaas yaableh in laxiro dadka wadanka vsaha kujoogo kuwaas oo loo bar tilmaamedsanaayo somalinimo.

waxa kaloo ay shegeen mas uliyiinta kamidka ah wadanka kenya inuu soconaayo raafkaasi mudo ilaa asbuuc ah.

SOMALIWEYN SAAN XAL MA UTAHAY IN SHACABKII IYO MAS UU LIYIINTII LA ISLA XIRO SI XUSMAD DARAA.

W/Q cabdishakuur faarax cigale *geedi*

E-mail: shakuuryarenew@hotmail.com     

    kenya-nbi        

            HOYGA ISKU XIRKA DHALINYARADA XAAFADA DABAQIIN

                               dabaqiin@gmail.com ama dabaqiin@email.com


Actions

Information

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: