waa sidee xaalada dhalinyarada wadanka malesia wax ka barata?

10 02 2010

Dabaqiin.wordpress(malesia):-Waxaan ku soo qadaneena dhanka wax barashada dhalinyarada xaafada dabaqiin ee kunool wadanka malesia, waxa uu noo haan doona barnaamij tixana aan uga hadli doono wax yaabo badan ee soo wajaha dhalinyarada wax kabarata jamacada malesia.

Dhalinyarada xaafada dabaqiin ee wax kabarata wadanka maleesia waxa soo wajaho wax yaaba badan, ha ahaato dhanka wax barashada iyo caqabado kusoo kordho noloshooda.

. waxa kaloo aan uga hadli doona wax qabatka dhalinyaradaasi iyo qaab nololeedka wadanka.

. maleeyihiin gudi isku xiro dhalinyarada  nadaam ay isku hoos imaadaan dhaliyarada xaafada dabaqiin oona la  iskaga   war qabo.

barnaamijkaan oo aan asaga oo faah faahsan dib idinkugu soo gudbin doona, kasoo ahaan  ahaan doon barnaamij tixana ah.

waxa aa idiin soo  bandhigi doona macalinka.   

W/D: Yaasin maxamud cibaar.

   email: cibaar07@hotmail.com  

HOOYGA ISKU XIRKA DHALINYARADA 

  malesia-kuwala-lampur.

www.dabaqiin.wordopress.com 

dabaqiin@email.com  AMA dabaqiin@gmail.com


Actions

Information

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: