!!Hanbalyo !!! Hanbalyo!!

11 02 2010

Dabaqiin.wordpress(mogadisho):-Waxaan Hanbalyo iyo Tahniyad u direena hadii aan nahay Dhamaan Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin meelkasta aan joogno,  Aabe CABDINASIR NUUR CUSMAN *MACALIN TALAATA 33 * oo Wiil ugu dhashay magaalada muqdisho-somalia, Habeenimadii arbacada taariikhduna ahayd 26ka safar 1431 ama 10-02-2010.

waxana leenahay dhamaanteen wiilkaasi yar ALLAHA ka dhigo kii Dalkiisa Dadkiisa iyo Diintiisa wax u taro..Aamiin..Aamiin..Aamiin.

Waxa Hanbalyo iyo Tahniyad  mid taas lamid u diraayo Dhamaan dhalinyarada xaafada dabaqiin meelkasta ay joogaan, qeeba heeda kala duwan sida Ardayda, Macalimiinta, ganacsatada iyo Cayaaryahanada.

waxana leenahay dhamaanteen wiilkaasi yar ALLAHA ka dhigo kii Dalkiisa Dadkiisa iyo Diintiisa wax u taro..Aamiin..Aamiin..Aamiin.

Waxaan kaloo Hanbalyo iyo Tahniyad Qaas ah udiraayo Dhamaan Cayaaryahandii xaafada DABAQIINKA, kooxihii xaafada gaar ahaan Naadii Kubadacagta ee Global-fc ,  oo Hanbalyo qaas ah u diraayo RUGCADAAYGOODO, KABTANKOODI,LAACIBKOODII IYO GADOOMIYAHOODII Aabe Cabdinaasir Nuur Cusmaan *MACALIN-TALAATA 33 * oo uga cayaari jiray booska lanbarka 3aad, ahaayna RIFIRIIGI 3aad ee xaafada ugu wanaagsanaay  oo WIIL ugu dhashay magaalada MUQDISHO-SOMALIA.

cayaaryahandedii kooxdii Global-fc oo meelkasto ay aduunka kaga sugan  yihiin.

waxana leeyihiin dhamaantood wiilkaasi yar ALLAHA ka dhigo kii Dalkiisa, Dadkiisa iyo Diintiisa wax u taro..Aamiin..Aamiin..Aamiin.

  WAXAAN IDIIN SOO BANDHIGI DOONA WIILKAASI YAR MAGACA LOO BIXINAAYO AYADOO AY CODSIYA BADAN AY ISKA SOO DABA DHACAAYAN,

 ADINKANA WAAN SOO DHAMWEYNEENA CODSIYADIINA KU AADAN HANBALYEENT IYO TAHNIYADEENA ,WAXANA KALOO SOO DAHaWEYNEENA CODSIYADIINA KU AADAN MAGACA LOO BIXINAAYO WIILKAASI YAR WAANA IDIN SOO DHAWEYNEENA MEELKASTA AA JOOGTAN.

Waxaa kusoo hagaajinkartaan codsiyadiina,hanbalyadiina iyo tahniyadiinaba email: talaata33@hotmail.com AmA Tell +25215947517 ama anaga ayaa gaarsiinayno .

HOOYGA ISKU XIRKA DHALINYARADA

 www.dabaqiin.wordpress.com

dabaqiin@gmail.com   ama dabaqiin@email.com .


Actions

Information

One response

8 11 2010
suuqa xoolaha

asc walaalaha muslimiinta waxa salaanta idiin soo diraya waa aniga oo ah ABUUKAR WARSAME XASAN WAXA AAN HALKAAN KASAALAMAYAA DADKA KALA AH ABTIGAYGA DAA,UUD IBRAAHIM CALI IYO MARWADIISA SHAMSO WAXA KALE OO AAN HALKAAN KASALAAMAYA CARUURTOODA O KALA AH CAASHO DAA,UUD IYO MARYAN DAA,UUD IYO AQ

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: