!!! Hanbalyo!! & !!!Tahninyad!!! Aroos wacanoo wanaagsan!!!!

3 03 2010

          !!!Hanbalyo!!   AROOS WACAN OO WANAAGSAN   !!   Hanbalyo!!!

DABAQIN.WORDPRESS.COM (MUGADISHI-SOMALIA) Waxaan Hanbalyo iyo Tahniyad udirayna hadii aan nahay DHAMAAN DHALINYARADA XAAFADA DABAQIIN meelkasto aan joogo AROOSKA  MAXAMED CALI YALAXOOW *mcgraad* iyo AROOSADA NIMCO MAXAMED SH.CUMAR *ooyaaye* .  waxana leenahay AROOS WACAN OO WANAAGSAN  wiil iyo caano gabar iyo caano, waxayna ku aqalgaleen magaalada muqdiso-somalia tariikhdu marka ay aheed 26-02-2010.

waxa aa hanbalyo qaas ah udiraayo  CABDIXAKIIN MACALIN MUUSE  iyo  CABDIRAXMAAN COLAAD *BULACOOW*  iyo dhamaan aqiyaarta oo dhan meelkasta ay joogaan, waxayleeyihiin ALLAHA ka dhigo kuugurkii lagu waara lagana helo ubad qeer-qabo..

                    ..  . . .. …. Guurkiina guurwacan gurigiina gurinagi guuloow kayeel….. .. …

waxan leenaya isku wara kala hela ubada wacan *gabar iyo caano wiil iyo doolshe.

waxa kaloo hanbalyadaan si qaas ah udiraayo bahda dhalinyarada south africa iyo kuwa kunool dalka gaar ahaan mugadisho-xaafada dabaqiin, oo aana loo kala harin .

            ..  . . .. …. Guurkiina guurwacan gurigiina gurinagi guuloow kayeel….. .. …

waxa dhamaan dhalinyada xaafada dabaqiin meelkasto oo ay joogan urajeynaaya inuu ALLAH kadhigo kii laisku waara farxadna lagu wada joogaa.                   .. Aamiin…Aamiin….

..  . . .. …. Guurkiina guurwacan gurigiina gurinagi guuloow kayeel….. .. …

HANBALYOO !!! HANBALYO!!!  AROOS WACAN OO WANAAGSAN !!HANBALYO!! HANBALYO!!!!!

                    HOOYGA ISKU XIRKA DHALINYARADA XAAFADA DABAQIIN

                                                              wwww.dabaqiin.wordpress.com

                                          E-mail: dabaqiin@gmail.com ama dabaqiin@email.com

 


Actions

Information

2 responses

17 05 2010
abadullahi dhagacade

ASC WR WB HAmBALYO HAmBALYO HAmBALYO
waa salaaman tihiin bahda xaafada dabaqiin meelkasta oo aad joogtaan .
waxaan halkaan uga hambalyeeynayaa sxbkey mahamed cali yalahow
waxaana leeyahay aroos wanaagsan alaha kaaga dhigo , wiil iyo caano gabar iyo caano………. gabaryaroo garaad wacan allaha kaaga dhigo kkkkkkk ..
kii lagu nastee lagu nagaadee
aaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiin.
by: dhagacade

11 12 2011
Dehraan

lkn dadkaan bismiyaa reer dabaqiina waan yaabee heheheheh

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: