Dhaawac soo garay mid Kamid ah Dhalinyarada Xaafada Dabaqiinka ee Soth africa-Cape town

6 03 2010

         Xaaladhii ugu Danbeeyay ee South africa aykala kulmeen Dhalinyarada Xaafada Dabaqiinka

Dabaqiin.wordpress.com(south-africa) Waxa soo kordhayay mudooyinkaan danbe dhibaatooyinka lagu haayo dhalinyarada somaliyeed ee ka ganacsato wadanka south africa, waxayna lakulmaayenn dhibaatooyin aad ufara badan ee foolxumada badan  sida inlagu gubo dukaamadooda, dil, dhaawac iyo dhac.

waxa dhalinyaradaasi qeeb ka ah dhalinyada xaafada dabaqiin, waxa dhaawac soo gaaray mid ka mid dhalinyarada xaafada dabaqiin mar uu kusugnaa goobtiisa ganacsi kuwa kalana waa la dhacay isla bilihi lasoo dhaafay.

Inkastoo uu yahay dhawaca soo garay shaafici maxmed berre oo ka mid ah dhalinyarada xaafada dabaqiin aa mar uu kusugnaay dukaankisa bishii lasoo dhaafay 18/02/2010  maalin arbaco ah aya dhaawac fudud soo gaaray ayuu uga  warbixiyay wariyahena goobtas kusugnaa cabdifitaax yuusuf cali ILKO kasoo warestay shaafici.

 cape town malmihii laso dhafay taariikduna ahayd  18/02/2010  maalin arbaco   waxaa dhawac soo garay saxibken shafici   dhawacaas oo ku soo garay gobtiisa ganacsi kadib markii lagu dhuftay xabad iyado eey ka haleshay qoorta kadibna ey ka baxday garabka nasiib wanag alle wuu ka badbadshay hadana wuu cafimad qabaa waxa uu sii watay holihisa ganacsi  alxamdililaah alle ayaa mahadle.

waxa kaloo aniga nafteyda isowajahday arintaas ka duwan markii aniga oo kusugan goobtayda ganacsiga ay nasoo weerara reen dad madoow ah oo tuuga ayna dhac ugesteen dunkaanka aan joogay, dhacaay oo iskugu jiray mid  ah hantidii dukaanka taalay iyo dukumntiyo aan lahaay aniga oo ahaay kii aan wadankaas ku joogay ee hsrcigayga ahaay inkastoo uu ALLAH ka bad baadiyay.

waa markii ugu horeysay aay soo gaaraan dhibaato intaan la eg dhalin yarada xaafada dabaqiin ee  ku nool wadanka south africa intaan ka war qabno.

Dabaqiin.wordpress.com(south africa) .  W/D cabdifitaax yuusuf cali *ILKO*  

email: cabdifitaax07@hotmail.com      cape town

                                    dabaqiin@gmail.com ama dabaqiin@email.com


Actions

Information

One response

10 04 2010
caaqil dalmar

kkkkkkkkkk walaahi yaab waaye maxaa loo u gaarsanayaa ciyaal dabaqayn laakin hadii aan su,aal nii waydiiyo waa kuma duqa reer dabqiin ilaa hadase muxuu uga hadli la,yahayy dacadiyada loo gaysanayo dhalinyarada reer dabaqey

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: