Soo Dhaweynti Saciid Abdikadir Mire Saciid-Dalxa-21 ee Nairobi-Kenya

18 03 2010

saciid-dalxa aya waxa lagu soo dhaweeyay cayaar dhex martay dhalinyarada xaafada dabaqiin iyo ku cayaareesay magaca 12sreet cayaartasoo wacdaro aan lasoo koobi karin kadhigay uuna ka dhaliyay goo aad uqurux badan.

Dabaqiin.wordpress(Nairobi-Kenya):- Saciid Abdikadir Mire aa waxa uu booqasha ku soo garay wadan ka Kenya-nabirobi-isli, saciid oo ahaay mid kamida dhalinyarada xaafada dabaqiin kuwooda ugu cad,cad aya waxa uu ka yimid wadanka pakistan mudo bila kahor, saciid aya waxa uu soo maray wadanka uganda uuna jooga muda kooban.

saciid aya waxa soo dhaweeyay dhalinyarada xaafada dabaqiin ee ku dhaqan haatan wadanka   kenya magalada casimada u ah ee Nairobi-kenya.

saciid aya waxa uu usheegay shabakada dhalinta xaafada ee dabaqiin.wordpress.com inuu muda kooban sii joogay wadanka kenya, waxa kaloo soo dhaweyntiisa qeeb ka aheed cayaar lagu soo dhaweynaayay rug cadaagaasi oo ka dhacday magalada casimada ah ee nairobi gaar ahaan xaafada ay ku badan tahay somalida wadanka kenya ee islii.

cayaartas aya waxa ay dhex martay dhalinyarada xaafada dabaqiin iyo dhaliyaro ku cayaareesay maga 12ka ee xaafada isli ka tirsan, kulankaas aya waxa ka soo muqday dad, waayo hore ay kubada ugu danbeesay ahadana ka ahaan jiray xaafada rugcadaayaal isporti sida cayaaryahanka inta badan laga qadaraiyo gobolka hiraan ee daadey, maxamuud mutu,cabdulyare,saciid sisu,ducaale, najiib iyo rag kaloo cuslaaday oo xiliyada xaafad waxdaro ka dhigi jiray garoomada xaafada balse hatan uu waqtiga ka daba yimid.

waxa cayaartaas macalinka watay dhalinyarada xaafada uu ahaay ugaas-duraan oo ah qabiir isporti aadna looga tix galiyo xaafada dabaqiin.

isku soo wada duubo cayaartas aya waxa ay kusoo idlaatay 12sreer vs dabaqiin 2-2 waxa ay ku dhamaatay bareejo waana laisku mari waayay.

dhanka goolasha hadaan fiirino nadiga dhalinyarada xaafada dabaqiin waxa gool cajiib ah u dhaliyay cayaaryanka saciid oo cayaartaas lagu soo dhaweynaayay una sheegay tageerayaasha dabaqiin inuusan wali au ka dhamaan uuna yahay sidiis, cayaaryan saciid aa gool dhalinta hatan wado kulan ka dhacay wadanka ugandha ee ay yesheen dhalinyarada xaafada dabaqiin iyo dhalinyarada xaafada nakula-kaindi ee kanbala uu aha cayaaryahan saciid dhaliya 2gool oo is xiga kasoo kulankaas u xaqiijiyay dhalinyarada xaafada ina ay badiyaan hatan.

W/D: ugaas duraan       Nairobi-kenya     uagaasboy2@hotmail.com

HOYGA ISKU XIRKA DHALINYARADA XAAFADA DABAQIIN

dabaqiin@gmail.com ama dabaqiin@email.com


Actions

Information

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: