Mu’tamarkii 8aad ee Tawfiiq Islamic Centar

29 03 2010

 Waxaan Dhamaan Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin Iyo Kuwa Kheerka Jecl ee Ku Nool Wadamada Yurub Ogaysiinaynaa Inuu Bilaaban Rabo Mu’tamarkii 8aad ee Tawfiiq Islamic Centar, Aana Leenahay ka faa idaysta Walaalayaal.

Dabaqiin.wordpress(Holland-Amst):-Mu’tamarkii8aad ee Tawfiiq Islamic Center Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan Dhalinyarada Xaafada Dabaqiin iyo kuwa kheyrka jecel ee ku dhaqan wadamada Yurub. Waxaa loogu bishaareynayaa in la qabanayo Mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu’ga uu qaban jiray Masjid Tawfiiq. Mu’tamarkan oo ah Mutamarkii 8aad ayaa la qabanayaa 01 April wuxuuna soconayaa Illaa 05 April Insha Allaah.

Waxaanu Idinka codsaneynaa inaad kasoo qeyb gashaan Insha Allaah, sidoo kale walaalaha sharafta leh iyo dhamaan marti sharafta ka imaanaya dibadda magaalada Oslo waxaan ka codsaneynaa iney soo qaataan hu’ gooda.

Shicaarka Mu’tamarka: (Jidka Toosan ?????? ????????) Goobta iyo gaadiidka la raaci karo:Fabrikken Arrangmenters As, Fabrikkhallen, Malmøgaten 2, Grunerløkka Oslo.Bus. 30. iyo Trikk-ga 11, 13. Waxaa looga dagayaa ‘Birkulun’ Bus. 31. iyo Trikk-ga 17, Waxaa looga degayaa ‘Sofienberg’ Bus 20, 21 waxaa looga degayaa ‘Fagraheimgata’ Culimada:

1) Sh Maxamed Cabdi Umal Kenya

 2) Sh Cabdiraxmaan Sheekh Cumar America

3) Sh Dr. Cali Maxamed Saalax Norway

 4) Sh Yuusuf Axmed Maxamed Sweden

 5) Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Somalia

6) Sh Maxamed Idiris Saudi Arabia

 7) Sh Saciid Raage Canada

8) Dr. Axmed Daahir Aweys UK

 9) Sh Cabdi Baasid Cabdisamad UK

 La Xiriir. Xafiiska TIS. +47 22192599

 Axmed Sheekh +47 90067683

 Abshir Faras +47 45809618

 Cabdifitaax +47 90848579

Iclaamka Internetka kala xiriir

 Cabdiqani (Sakiin) +47 4580 8768, Email: sakiin1@hotmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

W/D: Burhaan Mohammed….AMST.Holland

E-mail: burhaan_02@hotmail.com

HOOYGA ISKU XIRKA DHALINYARADA XAAFADA DABAQIIN

Laxariir: dabaqiin@gmail.com ama dabaqiin@email.com

                                  www.dabaqiin.wordpress.com

        Waa Barnaamijka Diinta ee Dabaqiin.wordpress.com


Actions

Information

One response

14 07 2010
mahad

walaalayal waxa uu bahaan nahaay waqaatiig salaad laatuugat sabaabad uu ahaa waxa jooga norway qaasa ahaan alvdal waxa gaal uu bahaanahay inaa kaa
qeeba gaal dhiisit masaajiidag waxa raaba biishaa sagaalad inaa lacaaga soo dhiiba lacaagaad oo oh 2000 oo kron
waxa ikaal soo xareegar teen mob 004745097709

Leave a comment