Muxadaro sheekh Dr Cali Maxamed Saalax

11 04 2010

Muxadaro ku saabsan dicful imaan walaalayaal kafaa idesta

Dabaqiin.wordpress( Nairobi-Kenya):- Saxibayaal waxa aan jecelnahay inaa ka faa idaysano muxadaradaan ku saabsan dicful imaan, imanka waa uu yaraada hoos uu udhaca marna waa uu kordha walaala yaal qodobada uu sheegaya iska firiwaxii naftadala xariira badal kusamey, walaalayaal aduunyada waa wax laga tagaay, waxa fiican wax walbo oo aad qabanaysid ina ALLAH kuraali galiso.

Walalayaal Cabdulahi binu cumar Nabigena (SCW) waxa uu kawariyay:(Fatazawadu faina khaeru zaadi taqwa) OO ah sahay la qaato waxa aa ugu fiican taqwada ALLAH subxanahu watacaala.
walaala yaal ALLAHA naga dhigo hadalka kisa wanaagsan kuwa qaato kuna camal falo, walaala yaal meelkasto aan joogno.

waxa idiin soo diyaariyay oo soo qabeeyay Maktaba AL-BADAR ISLAMIC STEREO & BOOK SHOP
oo kutaala Nairobi-Kenya gaar ahaan ISLII 7street kuna dhagan Dahab-shiil p.o Box 716636
AMA Tell: + 254-721-566-131 Ama +254-733-566-131 Ama Email:albadarss@hotmail.com
waxa idiin soo habeeyay Cabdiraxmaan-Ganey-Dabride oo hada loo yaqana SH.Cabdiraxmaan-Tabliiq.

BARNAAMIJKA DIINTA

W/Q: SH.Cabdiraxmaan-Tabliiq  Nairobo-Kenya.
E-mail: ganeey.77@hotmail.com  

HOOYGA ISKU XIRKA DHALINYARADA

Laxariir:dabaqiin@gmail.com ama dabaqiin@email.com
Ama Booqo www.dabaqiin.wordpress.com


Actions

Information

2 responses

18 04 2010
mowliid

Waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan aqyaarta iyo dhalin yarada dabaqiin meel walba ay joogaan.
Waxaan idin lee yahay waxaad qabateen shaqo weyn taasoo ay san qaban sanadii ugu dan beeyay dhalintiina oo kale marka waan idin hanbalyeenayaa .
Waxaan halkaan halkaan uga mahadcelinyaa dhamaan howl wadeenada website kan qiimaha badan iyo sida aad iskugu xirteen dhalinyarda meelkasta oo ay joogaan.
Waad mahadsantihiin

11 10 2014
nuur cade

Asxb dhaman waxan le yahay haben wanag san

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s




%d bloggers like this: